Sunday, September 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro: Wararkii u dambeeyey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Hiiraan

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Sawirro: Wararkii u dambeeyey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, saraakiisha ciidanka xoogga dalka, NISA, Booliska dowlad goboleedka HirShabelle iyo dadka degaanka oo is abaabulay ayaa wada howlgal culus oo lagu xoreynayo Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Howlgalkaan ayaa lagu baacsanayaa Argagixisada Al-Shabaab oo dhiibaato xooggan ku haysa shacabka reer Hiiraan, iyagoo maalmihii u dambeeyey hordhiyey cadaadiska iyo cunaqabateynta shacabka.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

September 20, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo saxiixay Sharciga Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo saxiixay Sharciga Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha

September 20, 2026

Ciidamadu maanta waxay fashiliyeen miinooyin ay Argagixisadu rabeen inay ku dhibaateeyaan dadka mara wadada xiriirisa degaanda Kalabayr iyo Jiracle ee Gobolka Hiiraan.

Nabadiidka Al-Shabaab maalmihii la soo dhaafay waxay gubeen guryo ay la haayeen shacab aan waxaba galabsan, sidoo kale waxay burburiyeen ceelashii ay biyaha ka cabi jireen dadka reer miyiga ah ee ku nool deegaanada fog ee gobolka Hiiraan.

Saraakiisha Ciiidamada iyo Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan  ayaa sheegay in guulo waaweyn ka soo hooyeen howlgallada lagu ciribtirayo argagixisada Al-Shabaab ee ka socda gobolka Hiiraan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo baaq ka soo saaray rabshadaha ka socda Somaliland

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq ka soo saaray rabshadahii ka dhacay Somaliland

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq ka soo saaray rabshadahii ka dhacay Somaliland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq ka soo saaray rabshadahii ka dhacay Somaliland

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo saxiixay Sharciga Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo saxiixay Sharciga Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa saxiixay  Sharciga Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka...

Wafdi sare oo ka socda Ciidamada Cirka Pakistan oo Muqdisho lagusoo dhaweeyay

Wafdi sare oo ka socda Ciidamada Cirka Pakistan oo Muqdisho lagusoo dhaweeyay

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto. Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi sare oo ka...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In