Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Kalluumeysiga Oo Kormeeray Qeybaha Ay Ka Kooban Tahay Wasaaradda

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Kalluumeysiga Oo Kormeeray Qeybaha Ay Ka Kooban Tahay Wasaaradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga Iyo kheyraadka Badda Axmed Xasan Aadan oo uu  wehliyo Wasiirkii hore ee Wasaaradda Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa maanta si wada jir ah u kormeeray Wasaaradda Kaluumeysiga,waaxyaheeda kala duwan ee oo ay shaqada ka socoto.

Wasiirka cusub Mudane Axmed Xasan Aadan oo xilka la wareegay, ayaa kormeeray shaqaalaha Iyo waaxyada kala duwan ee Wasaaradda, isagoo indha-indheyn ku sameeyay shaqada Wasaaradda oo uu Agaasimaha Guud kala baray Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Iyo xafiisyadooda Shaqo.

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

Wasiirka cusub Iyo Wasarkii hore, ayaa warbixin ka dhageystay Agaasimaha waaxda maareynta kalluumeysiga Iyo xarumta la socodka Iyo dabagalka maraakiibta Badda, ayagoo halkaas loogu faahfaahiyay habka loola socdo maraakiibta soo gasha Badda Soomaaliya.

Wasiirka Cusub “Waxaan idinkula dar-daamayaa inaad sii laba jibaartaan Shaqada aad Qaranka u haysaan, halka Wasiirkii hore uu macsalaameeyay shaqaalaha iyo maamulka Wasaaradda uu in badan soo maamulayay”.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Xilka U Kala Wareejiyey Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Dibedda Iyo Ku-Simaha Wasiirkii Hore

Next Post

Wasiirka Cusub Ee Dhallinyaradda Oo Maanta La Wareegay Xilka

Next Post
Wasiirka Cusub Ee Dhallinyaradda Oo Maanta La Wareegay Xilka

Wasiirka Cusub Ee Dhallinyaradda Oo Maanta La Wareegay Xilka

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In