Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Fiqi oo qaabilay safiirka Shiinaha ee Soomaaliyaย 

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiir Fiqi oo qaabilay safiirka Shiinaha ee Soomaaliyaย 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta Soomaaliya ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Fei Shengchao iyaga oo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal, howlaha safaaradda Shiinaha iyo sida ay uga qeybqaataan guud ahaan dowlad dhiska Soomaaliya.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Safiirka Shiinaha Fei ayaa ugu horreyn muujiyay in Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ay muddo dheer saxiib la aheyd Soomaaliya isaga oo intaa ku daray sida ay Beijing uga goโ€™an tahay inay dhisto iskaashi iyo wadashaqeyn xooggan oo ay la yeelato Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Safiirka ayaa ballanqaaday inuu ku dadaalayo adkeynta xiriirka labada dal, la shaqeynta wasaaradda arrimaha gudaha iyo xukuumadda, sare u qaadista taageerada la xiriirta abaaraha, la dagaalanka argigixisada iyo inuu ku shaqeeyo howlaha hortabinta leh dowladda cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Dhankiisa, Wasiirka arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib u heshiinta Soomaaliya ayaa ku dheeraaday xiriiirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Shiinaha iyo sida ay Shiinuhu uga qeyb qaateen dhismaha Soomaaliya burburkii kahor isaga oo safiir Fei Shengchao ku ammaanay shaqada uu ka qabtay in ay Shiinaha ay Soomaaliya ka taageeraan arrimaha abaaraha iyo guud ahaan dowlad dhiska.

Wasii Fiqi oo sii hadlaya ayaa waxaa uu yiri โ€œWaxaan u adeegsan doonnaa dib-u-heshiisiin, nabad-dhisidda iyo ka-qaybgalka bulshada si aan uga adkaano argagixisada oo aan si joogto ah u cirib-tirno fikradaha xagjirnimada ahโ€.

Previous Post

Saldhig Booliis oo laga hirgeliyay Koonfurta G/Mudug

Next Post

Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee BJFS oo kulan la qaatay La-taliyaha Madaxweynaha JFS

Next Post
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee BJFS oo kulan la qaatay La-taliyaha Madaxweynaha JFS

Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee BJFS oo kulan la qaatay La-taliyaha Madaxweynaha JFS

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In