Madaxweynaha Jsmhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow ka degay magaalada Washington D.C. ee dalka Mareykanka, Madaxweynaha ayaa halkaas kulamo kula yeela doona madax sare oo ka tirsan dowladda Mareykanka.
Wafdi Madaxweynaha ayaa Mareykanka u tegay ka qeyb galka meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey.