Sunday, July 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug Oo Daah-furay Shirweynaha Dib U Hishiinta “SAWIRRO “

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug Oo Daah-furay Shirweynaha Dib U Hishiinta “SAWIRRO “
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor, ayaa maanta ka daah furay xarunta madaxtooyada ee Magaalada Dhuusamareeb shirweynaha dib u heshiisiin ah oo lagu dhammeynaayo khilaafaadka iyo gacan ka hadalka soo laablaabta ee ka dhex jira Beelaha Galmudug kuwada Abtirsada, Si fursad loogu helo la dagaalanka argagaxisada iyo ka miro dhalinta gulufka lagu cirib tirayo argagaxisada ee ka socda Deegaanada Galmudug.

Shirweynahaan oo ay soo qaban qaabisey Wasaaradda arrimaha Gudaha Galmudug oo kaashaneysa madaxtooyada Galmudug, Waxaa furitaankiisa ka qeyb galeen madaxda dhaqanka beelaha Galmudug, iyagoo munaasabada ka sheegey in ay muddo dheer sugayeen shirweynahan Oo kale.

Related posts

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

July 19, 2026
Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

July 19, 2026

Cabdi Maxamed Jaamac Wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Ayaa yiri ” Muhiimada aan shirkaan u qabanay ayaa ahaa,In heshiis rasmi ah ay wada gaaraan madaxda dhaqanka Galmudug, isla markaana Dowlada fulin doonto Wixii lagu hishiiyo dhankooda”

Axmed Cabdi Kaariye Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo shirka si rasmi ah u furay Ayaa yiri ” Waxaan ka xumahay colaadaha beelaha walaalaha ah ee joogtada noqday,Waxaana soo abaabulaan Argagaxisada Al-Shabaab oo hadafkoodu yahay,Inay kala dhantalaan Shacabka”.

Previous Post

Cali Xuseen Oo Isku Soo Dhiibay Ciidan Xoogga Dalka Qeybta 60aad 

Next Post

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Dhageystay Warbixinta La Xiriirta Mareeynta Gurmadka Qaran

Next Post
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Dhageystay Warbixinta La Xiriirta Mareeynta Gurmadka Qaran

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Dhageystay Warbixinta La Xiriirta Mareeynta Gurmadka Qaran

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u...

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyey in 1-da Agoosto la furi...

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

July 19, 2026
0

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha, Xi Jinping, ayaa ku baaqay in dunidu ka faa’iidaysato fursadaha uu...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida marxuum Xasan Bile

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida marxuum Xasan Bile

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In