Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada XDS Oo Dhagarqabayaal Ku Dilay Deegaan Hoostaga Galgaduud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sheegay in Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay Daynuunaay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal ka fuliyay  nawaaxiga degaanka Sino-dhaqo ee Gobolka Galguduud, halkaasi oo ay maleeshiyaadka aragagixisada Al-shabaab  gabaad ka dhiganayeen

Howlagalka ayaa waxa ay Ciidanka Xoogga Dalka ku dileen ku dhawaad 10 dhagar-qabe iyagoo burburiyay meelihii ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka aragagixisada sida uu Idaacadda Ciidamada Qalabaka u sheegay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Taliyaha ayaa xusay in Ciidanka Xoogga ka war heleen in nawaaxiga deegaanka Sino-dhaqo ku dhuumaaleeysanayaan maleeshiyaadka nabadiidka sidaas darteedna weerar ay ku qaadeen, halkaasi oo ay ku dileen 10 dhagar qabe oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab.

Taliyuhu waxa uu xusay inay ciidamada joogteyn doonaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab, si guud ahaan dalka lpoga sifeeyo Nabad diidka Al-Shabaab.

Previous Post

Wasiirka Beeraha XFS Oo Soo Xiray Shirka Horumarinta Wax Soo Saarka Beeraha

Next Post

R. W Xamse “Cilmigeennu Waa Inuu Amniga iyo Gaajada Naga Xalliyaa”

Next Post
R. W Xamse “Cilmigeennu Waa Inuu Amniga iyo Gaajada Naga Xalliyaa”

R. W Xamse “Cilmigeennu Waa Inuu Amniga iyo Gaajada Naga Xalliyaa"

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In