Thursday, February 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Ban-baxa Wasaaradda Hawlaha Guud Oo La Soo Gabogabeeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Shirka Ban-baxa Wasaaradda Hawlaha Guud Oo La Soo Gabogabeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Ban-Baxa Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo soconayey muddo laba maalmood ah ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho.

Shirka oo ay ka qayb galeen Agaasimaha Guud, Agaasime waaxeedyada, La taliyeyaasha & u qayb sanayaasha mashaariicda ayaa socondoonayey labo maalmood.

Related posts

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka

February 5, 2026
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

February 5, 2026

Qaybihii hore ee shirka ayaa waxaa shir godoominayey Wasiiru dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud S/G Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) ayaa lagu soobandhigay warbixinno la xiriira sida lagu horumarin lahaa shaqada Wasaaradda.

Waaxyaha Qorshayta, Dib u dhiska, Guriyeynta, Taya dhowrka Qalabka dhismaha & Madax Mashruuca dhismaha Waddooyin Gobolada (RIP) ayaa jeediyey shaqooyinka ay hayaan &  qorshayaashooda.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir oo sooxiray shirka ayaa ku bogaadiyey agaasimayaasha & madax qaybeedyada Wasaaradda shaqada ay hayaan.

Waxaa si gaar ah looga dooday warbixinna laga soojeediyey qodobada kala ah

Mandateka Wasaaradda
Siyaasadda & Shuruucda
Diyaarinta Qorshe hawleedka Wasaaradda
Caqabadaha & Xalkooda

Ugu dambayn waxaa la isku raacay in si deg deg ah loo dhaqan galiyo qodobada ka soobaxay <span;><span;> shirka.

Previous Post

Ciidamada Kumaandooska Gorgor Oo Cagta Mariyay Fariisimo Argagixisadu Ku Lahayd Meel Udhow Basra

Next Post

Wasiirka  Isgaarsiinta Oo Ka Qeybgalay Doorashada Hoggaanka Ururka Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah Ee (ITU)

Next Post
Wasiirka  Isgaarsiinta Oo Ka Qeybgalay Doorashada Hoggaanka Ururka Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah Ee (ITU)

Wasiirka  Isgaarsiinta Oo Ka Qeybgalay Doorashada Hoggaanka Ururka Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah Ee (ITU)

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka

February 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Febraayo 2026:  — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ayaa lagu soo...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

February 5, 2026
0

Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kormeer shaqo ku tagay Suuqa Xoolaha iyo xeryaha ay ku nool yihiin...

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo fagaare ah kula hadlay bulshada Balcad

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo fagaare ah kula hadlay bulshada Balcad

February 5, 2026
0

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti ayaa maanta fagaare kula hadlay bulshada iyo maamulka Degmada Balcad, iyagoo jeediyay dardaaran...

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

February 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In