Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Duulista Hawada  Oo Kulan La Qaadatay Xog-hayaha Guud Ee Hay’adda Duulista Adduunka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Duulista Hawada  Oo Kulan La Qaadatay Xog-hayaha Guud Ee Hay’adda Duulista Adduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa kulan gaar ah la qaadatay Xog-hayaha Guud  ee Hay’adda Duulista Hawada Adduunka ee ICAO , Mr. Juan Carlos Salazar iyo madaxa Hay’adda ee Bariga iyo Koonfurta Afrika , Mr. Barry Kashambo.

Kulanka ayaa looga hadlay sii amba-qaadida , iskaashiga , taageerrada iyo horumarinta Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya.

Related posts

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026

Kulanka wuxuu mudnaan u lahaa dadaaladeenna horumarinta maamulka iyo adeegga Duulista Hawada , waxaana hoggaanka ICAO ay ballanqaadeen inay xoojin doonaan taageerrada Soomaaliya , si looga miro-dhaliyo hiigsiga aan ku dooneyno hay’adeenna Duulista Rayidka inay noqoto mid heerka u sarreeya.”  Wasiir Fardowsa ayaa sheegtay kulanka ka dib.

Xog-hayaha Guud  ee Hay’adda Duulista Hawada Adduunka ee ICAO , Mr. Juan Carlos Salazar iyo madaxa Hay’adda ee Bariga iyo Koonfurta Afrika , Mr. Barry Kashambo ayaa si wadajir ah u boggaadiyay dadaallada iyo horumarrada ay gaartay Hay’adda Duulista Rayidka.

Kulamadan ayaa barbar socday ka qeyb galka Soomaaliya  ee shirarkii 41-aad ee golaha hay’adda duulista hawada ee ICAO oo maalintii saddexaad ka socda magaalada Montreal ee Dalka Canada.

Previous Post

Wasiirka  Isgaarsiinta Oo Ka Qeybgalay Doorashada Hoggaanka Ururka Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah Ee (ITU)

Next Post

War-murtiyeed laga soo saaray kulankii Madaxweynaha JFS iyo RW Itoobiya

Next Post
War-murtiyeed laga soo saaray kulankii Madaxweynaha JFS iyo RW Itoobiya

War-murtiyeed laga soo saaray kulankii Madaxweynaha JFS iyo RW Itoobiya

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

April 21, 2026
0

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee sanadkaan ayaa ka qabsoomay Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Nairobi, iyadoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In