Saturday, September 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Generaal Biixi Oo Booqday Furimaha Dagaalka Ee Gobolka Hiiraan

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Generaal Biixi Oo Booqday Furimaha Dagaalka Ee Gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Taliyaha qeybta 27-ee Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Tawane Axmed Maxamed, Odayaasha dhaqanka iyo Saraakiil Ciidan, ayaa booqday furimaha dagaalka oo ay ku sugan yihiin Ciidamada dib-u-xoreynta deegaanka.

Generaal Biixi iyo Mas’uuliyiinta la socday, ayaa dhiirri-gelin u sameeyay Ciidanka dib-u-xoreynta deegaanka oo howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab ka wada gobolka Hiiraan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Taliyaha qeybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga Genaraal Tawane Maxamed ayaa yiri “Waxaan idinku ammanayaa sidaad cadowga ugu xureyseen guud ahaan Gobalka hiiraan”

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Ayaa yiri “Waxaan digniin adag u dirayaa shaqsiyaadka xagal daacinta ku hayaan howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab ee Hiiraan ka socda”

Taliyaha Ciidanka Dulka Generaal  Maxamed Tahliil Biixi, Ayaa yiri “ waxaad  ku ammaanantihiin haddii aad tihiin, Ciidanka dib-u-xoreynta iyo Ciidaanka Qalabka sida aad ku wadaan howlglka ka dhanka ah Qawaarijta” “Sidoo kale waxaan xusayaa in dagaalka xoreynta ee reer Hiiraan wadaan tusaale u yahay Soomaaliya oo dhan”.

Ugu dambeyntii, Taliyaha, ayaa ballan qaaday in dowladda dhexe ay dadka reer hiiraan ku garab istaagi doonto taageero dhinac kasto leh sida Ciidaan, dhaqaale iyo Caafimaad si ay deegaankooda uga saraan argagixisada.

Previous Post

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Shaqada XFS Oo Shir Kaga Qeyb Galay Dalka Nigeria

Next Post

Lix afgembi oo laba sano gudahood ka dhacay Galbeedka iyo Bartamaha Afrika

Next Post
Lix afgembi oo laba sano gudahood ka dhacay Galbeedka iyo Bartamaha Afrika

Lix afgembi oo laba sano gudahood ka dhacay Galbeedka iyo Bartamaha Afrika

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In