Monday, August 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Looga hadlay Xaquuqda Carruurta Oo Muqdisho lagu qabtay “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan Looga hadlay Xaquuqda Carruurta Oo Muqdisho lagu qabtay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlaaya Xaquuqad Carruuta iyo Haweenka oo Muqdisho kusoo idlaaday.

Waxaa soo Agaasintay kulankaan Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo Xaquuqul Insaanka Mawwo Khadija Mohamed Diriye Xarunta Oo ka qabsoontay Tiyaatarka Qaranka.

Related posts

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026

kulan weynahaan oo looga hadlaayay Xaquuqda Carruurta iyo Haweenka Iyo Doorka ay Haweenka ka qadan karaan xasilinta dalka iyo dagaalka lagula jiro kooxaha Argagixisada ee ka socda guud ahaan dalka Soomaaliya.

Waxaana kasoo qeybgalay Mas’uuliyiin kala duwan oo halkaa kadlay waxaana kamid ahaaa:

Wasiir Khadiija Diiriye ” Haweenka Soomaaliyeed Kaalin muhiim ah ayay kaga jiraan Bulshada”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ” haddii Argagixisadda ay Dilayaan Carruurta, ayna gubayaan Ceelashii, iyaguna waa inaan Xanuun Darran gaarsiinaa”.

Wasiir Cabdifitaax Qaasim ” Dagaalka aan ku jirno waxaan ku difaaceynaa Nabigeenna Muxamed SCW, Sababtoo ah Argagixisadda Waxa ay ka been Sheegeen Nabigeenna NNKH”.

Genaraal Sakiya Xuseen ” waa inaan Shahiidnaa ama aan sharaf ku noolaanaa, Argagixisadda meel kaste ayaan ugu galeynaa noo sheega hadaad aragtaan”.

Guddoomiye Basma Caamir ” Genaraal Farxaan waan u aareynaa, waana dareensiinay Xanuunka Argagixisadda, weyna Dhammaan doonnaan”.

Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka ” Haweenka Soomaaliyeed wey garab taagan yihiin Ciidanka Xoogga dalka, waana ka guuleysaneynaa Argagixisadda”.

Guddoomiye Jawaahir ” Argagixisadda waqtigoodu wuu dhamaaday, waa inaan iskaashanaa oo aan cirib tirnaa inta yar ee hartay”.

Wasiir Mukhtaar Roobow ” Dhammaanteen waa inaan iska dhicinaa Argagixisadda, waadna aragteen dhibaatooyinka ay Shacabka ku hayaan Argagixisadda”.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ” haddii Argagixisadda ay Dilayaan Carruurta, ayna gubayaan Ceelashii, iyaguna waa inaan Xanuun Darran gaarsiinaa”.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Ka Tacsiyeeyay Qaraxii Ka Dhacay Baladweyne 

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Ka Tacsiyeeyay Mashaqadii Ka Dhacday Baladweyne 

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Ka Tacsiyeeyay Mashaqadii Ka Dhacday Baladweyne 

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Ka Tacsiyeeyay Mashaqadii Ka Dhacday Baladweyne 

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026
0

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

August 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In