Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ganacsiga XFS Oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Beeralayda ah ” SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ganacsiga XFS Oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Beeralayda ah ” SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hon. Jibril Abdirashid Haji oo maalmahan ba shirar gaar gaar ah la yeelanayey Ganacsatada dalka, oo maanta kulan uu la qaatay qaar ka mid ah ganacsatada Beeralayda ah, ow kala hadlaayey xaaladda dagaal ee uu galay dalka .

” Waxaan idin amrayaa inaad joojisaan nooc kasta oo macaamil ah oo aad la yeelanaysaan kooxda Argagaxisada ah ee Al-Shabaab, Waayo ka dawlad ahaan,Waxaa inaga go’an Inaan dalka ka cidhib tirino Nimankaa Argagixisada ah”

Related posts

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026

Wasiirku, wuxu ku dheeraaday khatarta kooxdaas iyo dhibaatada ay ku hayso shacabka iyo dawladnimada isla-mar-ahaantaana ay maanta tahay xiligii la iska xorayn lahaa dhibaatadooda. Isaga oo tilmaamay in ka Wasaarad ahaan ay soo saari doonaan go’aano culus oo lagu xakamaynayo lacagaha ay ganacsatadu siiso Kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo ciddii fulin wayda laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.

Previous Post

Xoghayaha Guud Ee G/Shacabka Oo Kulan La Qaatay Agaasime qeybeedyadad

Next Post

Madaxweynaha JFS Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Uganda

Next Post
Madaxweynaha JFS Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Uganda

Madaxweynaha JFS Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Uganda

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

July 27, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...

Hoggaamiyaha KGS oo soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusay sannad-guurada 5-aad ee Ololaha Nadaafadda Xeebaha

July 27, 2026
0

Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In