Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno Ka Tirsan BJFS Oo Maanta Loo Dhaariyay Ka Mid Noqoshada PAP 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno Ka Tirsan BJFS Oo Maanta Loo Dhaariyay Ka Mid Noqoshada PAP 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta loo dhaariyay ka mid noqoshada Pan African Parliament.

Xildhibaanadaan ayaana ku meteli doona Pan African Parliament Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026

Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa dhawaan umagaacabay xildhibaanadaan inay Baarlamaanka wakiil uga noqdaan Pan African Parliament.

Baarlamaanka Pan-African Parliament (PAP), oo sidoo kale loo yaqaano Baarlamaanka Afrika, waa hay’adda sharci-dejinta ee Midowga Afrika, waxaana la qabtay kalfadhigiisii ​​​​ugu horreeyay bishii Maarso 2004 xilligaas oo dhidibada loo taagay.

Hadafka loo aas-aasay Baarlamaanka wuxuu ahaa abuurista golle ay ku kulmaan madaxda ka socda dhammaan Baarlamaannada waddamada Afrika, si ay uga tashadaan siyaasadaha iyo arrimaha kale ee saameeya guud ahaan qaaradda Afrika.

Markii hore xarunta baarlamaanka Pan-Afrika waxay ku taallay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, balse markii dambe waxaa loo raray Midrand, Johannesburg, Koonfur Afrika.




Tags: Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Maanta Loo Dhaariyay Ka Mid Noqoshada PAP
Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Booqday Xarunta howlgallada gurmadka degdegga   

Next Post

Wasiiro Ka Tisan Xukuumadda Oo Kormeeray Xarunta Bangiga Dhiigga 

Next Post
Wasiiro Ka Tisan Xukuumadda Oo Kormeeray Xarunta Bangiga Dhiigga 

Wasiiro Ka Tisan Xukuumadda Oo Kormeeray Xarunta Bangiga Dhiigga 

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In