Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda A/Guddaha Galmudug oo tababar u furtay dhallinyarada Deegaanadaas

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda A/Guddaha Galmudug oo tababar u furtay dhallinyarada Deegaanadaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa maanta kulan isugu keentay dhallinyaro laga soo xuley degmooyinka Galmudug oo loo tababarayo ka shaqeynta nabada iyo isku soo dhaweynta bulshada wada dagan ee dariska ah, sidoo kale dhallinyarada ayaa lagu baraarujinayaa in ay qaybtooda ka qaataan dib u xoreynta dalka iyo la dagaalanka argagaxisada oo iminka wajaheysa dagaallo Culus.

Cumar Guure Agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug ayaa kula dardaarmay dhallinyaradan qaadashada doorkooda nabada iyo garab istaagida howlgalada dib u xoreynta deegaanada ay ku dhuumaneeso Argagixisada Al-Shabaab.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Qaar kamid ah dhallinyarada madashan lagu casuumay ayaa iyagu uga mahad celiyey wasaaradda fursadan ay siisay oo wax weyn ku kordhin doonta aqoontooda iyo wacyigooda bulsho.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cusmaan Aadan (Qooje) ayaa ugu dambeyn tilmaamey in dhallinyaradan la isaga keeney degmooyinka, deegaanada iyo tuulooyinka oo dhan, isla markaana ujeedadu tahay balaarinta wakiilada nabada oo hore uga dhisnaa Dhuusamareeb, Cadaado iyo Caabudwaaq.

Previous Post

Doorashada golaha deegaanka Dhuusamareeb oo la soo gaba-gabeeyay

Next Post

Barakacayaal ku nool Degmada Ceelberde oo codsaday in gargaar lala soo gaaro

Next Post
Barakacayaal ku nool Degmada Ceelberde oo codsaday in gargaar lala soo gaaro

Barakacayaal ku nool Degmada Ceelberde oo codsaday in gargaar lala soo gaaro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In