Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed Axmed Sheekh (Doodishe) ayaa maanta kulan la qaatay hogaanka ATMIS, oo ay ka wada hadaleen hawlgallada ka-hortagga iyo ka-jawaabista falalka argagaxisadu ku beegsanayso hay’addaha dowladda, shacabka iyo hantidooda.
Sidoo kale waxaan kulanka diiradda lagu saarnay wadashaqaynta Hay’addaha amniga iyo ATMIS iyo casharadda laga baran karo dhacdooyinka lagu xasilinayo Amniga Caasimadda.