Saturday, May 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada Ceelguula Oo Maanta Laga Dhagax dhigay Aargo Cusub “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Degmada Ceelguula Oo Maanta Laga Dhagax dhigay Aargo Cusub “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka iyo bulshada Dagmada Ceelguula ee Gobalka Mudug, ayaa Dhagax Dhigay aargo laga Dhisaayo Bartamaha Dagmada Ceelguula, taas oo qeyb ka ah horumarinta iyo sara u qaadista Bilicda Dagmada Ceelguula.

Dhallinyaradda Dagmada, ayaa kaalin weyn ka qaadan doona Dhismaha aargada cusub iyo Mashruuca kasta oo sare lagu qaadayo Horumarka Dagmada Ceelguula ee Gobalka Mudug.

Related posts

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026

Guddoomiyaha Dagmada Ceelguula Cali Baashi Macalin Aadan, ayaa uga mahadceliyay Bulshada Dagmada Ceelguula, iskaashiga ee muujiyen,iyo siday ugu holwan yihiin hormarinta Dagmada, isagoo dhinaca kalana sheegay in dhallinyaradda Dagmada Ceelguula ay mar kasta diyaar u yihiin in maalkooda maskaxdooda iyo muruqooda ay uga qeyb qaataan horumarinta adeegyada bulshada.

Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Dagmada Ceelguula Cali Baashi Macalin Aadan, ayaa yiri ” Waxaan idinka codsanayaa inaad haddii aad tihiin qurba joogta,dagmada Ceelguula, inaad sii laba laabtaan taakuleynta iyo ka qeyb qadashada horumarinta Degmada Ceelguula”.

Sidoo kale waxow yari Guddoomiyaha degmada Ceelguula ” Waxaan boggaadinayaa dhallinyarada kaalinta weyn ku lahaayeen,Dhismaha Isbitaalka weyn ee Dagmada Ceelguula”.

W/Q: Wariye Cabdirisaq Maxamed Axmed Gaalkacyo.

Tags: Degmada Ceelguula Oo Maanta Laga Dhagax dhigay Aargo Cusub "SAWIRRO"
Previous Post

Maareeyaha Heya’adda Tayodhowrka Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Guddoomiye-ku-xigeenka Hay’adda Tayodhawrka dalka Sacuudi Carabiya

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Ka Guddoomay Safiirka Qatar Ee Soomaaliya

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Ka Guddoomay Safiirka Qatar Ee Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Ka Guddoomay Safiirka Qatar Ee Soomaaliya

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
0

Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In