Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo Wakiilada Beesha Caalamka ku casuumay kulan ku saabsan mideynta fariimaha Dowladda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta oo Wakiilada Beesha Caalamka ku casuumay kulan ku saabsan mideynta fariimaha Dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka oo ay wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku casuumtay wakiilada beesha caalamka iyo hayโ€™adaha caalamiga ah waxaa diiradda lagu saaray mideynta farriimaha iyo macluumaadka hayโ€™adaha qaranka si loo gaaro himilada dowladda ee dib u xoreynta iyo adeeg gaarsiinta bulshada.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac oo khudbad ka jeediyay kulanka ayaa soo bandhigay istaraatiijiyadda dowladda ee ku aaddan warbaahinta iyo wacyigalinta bulshada iyada oo loo marayo isku xirka iyo mideynta farriimaha dowladda.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Wasiirka ayaa sheegay in dowladdu sameysay xafiiska Isku Xirka Macluumaadka Dowladda( Government Communication Office) oo loogu talo galay jiheynta iyo mideynta farriimaha dowladda ee ku aaddan dagaalka ka dhanka khawaarijta, iyo hirgalinta himilooyinka dowladda ee dib u xoreynta, dayn cafinta, daadajinta adeegyada bulshada iyo in dadka Soomaaliyeed ay gaarto farriinta saxda ah.

Wakiilada beesha caalamka, sida Ku- Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Anitaย  Kiki Gbeho, Wakiilka Midowga Yurub, Tina Intelmann , Danjiraha Kenya General Thomas Chepkuto, Ku Simaha Safiirka UK Eid Barnett, Chen Wendi Ku Simaha Safiirka China, Haakon Svana Ku Simaha Safiirka Norway iyo madaxa Warbaahinta ee Safaaradda Mareykanka Lary Soche oo khudbad ka jeediyay kulanka ayaa bogaadiyay istaraatiijiyadda dowladda ee isku xirka macluumaadka iyo farriimaha dowladda iyo dhismaha Xafiiska Isku Duwidda Howlaha Warfaafinta Dowladda ( GCO ) iyaga oo balan qaaday in ay dowladda ku taagerayaan hirgelinta qorshaha mideysan ee ay la timid.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska XFS Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac oo gabo-gabada kulanka ka hadlay ayaa uga mahad celiyay wakiilada beesha caalamka ka qeyb galka kulanka oo muhiim u ahaa jiheynta iyo horumarinta mideynta farriimaha dowladda iyo gaarsiinta dadka Soomaaliyeed farriinta saxda ah.

Previous Post

Guddiga Gurmad Qaran oo qabtay munaasabad lagu taakulaynayey Dadkiiย  hantida uga burburtay Qaraxii Soobe-2

Next Post

Soomaaliya iyo Yemen oo wadahadal labo geesood ah ku yeeshay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Soomaaliya iyo Yemen oo wadahadal labo geesood ah ku yeeshay Muqdisho “SAWIRRO”

Soomaaliya iyo Yemen oo wadahadal labo geesood ah ku yeeshay Muqdisho "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In