Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Sheekh Aadan oo kulan muhiim ah la qaatay culimaa’udiinka ku dhaqan Koonfur Galbeed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Sheekh Aadan oo kulan muhiim ah la qaatay culimaa’udiinka ku dhaqan Koonfur Galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelinkii dambe waxaa uu kulan la qaatay culima’udiinka Koonfur Galbeed oo kala hadlay arrimaha dib u heshiiniinta iyo sida culimadda ay uga qeyb qaadan karto nabadeynta deegaannada KGS.

Culima’udiinka Soomaaliyeed gaar ahan reer Koonfur Galbeed ayay Guddoomiyuhu warbixin ka siiyeen goobaha ay tageen iyo kulamada wadatashi ee  ay la yeesheen siyaasiyiinta ka aragti duwan maamulka Koonfur Galbeed, waxayna Guddoomiye Sheekh  Aadan Madoobe ku ammaaneen  doorka muhiimka ah uu ka qaatay ilaalinta iyo midnimada shacabka reer Koonfur Galbeed.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

April 16, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa gunaanadka kulanka uga mahadceliyay sida laab furnaanta leh ee ay uga howlan yihiin wacyi-gelinta iyo baraarujinta  shacabka Koonfur Galbeed ayuu ku ammaanay in kaalintooda lama ilaawaanka ah sii xoojiyaan kana shaqeeyaan hirgelinta iyo guul ka gaarida gogosha taala magalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Previous Post

Soomaaliya iyo Yemen oo wadahadal labo geesood ah ku yeeshay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka oo kulan la qaadatay Shaqaalaha Waaxda Caafimaadka Guud

Next Post
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka oo kulan la qaadatay Shaqaalaha Waaxda Caafimaadka Guud

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka oo kulan la qaadatay Shaqaalaha Waaxda Caafimaadka Guud

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

April 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026
0

War-saxaafadeed: Ansixinta Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa (NACS - 2026–2030).  

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

April 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku...

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In