Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 200 khawaarij ah oo lagu dilay Shabeellaha dhexe

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
In ka badan 200 khawaarij ah oo lagu dilay Shabeellaha dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaqaday in dagaal sacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Iji ee gobolka Shabeellaha dhexe lagu dilay in ka badan 200 oo k tirsanaa kooxda khawaarijta.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiskaย  XFS oo shir jaraaโ€™id ku qabtay xarunta wasaaradda ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal ay iska kaashadeen ciidanka Xoogga Dalka, kuwa dib u xoreynta deegaannada, NISA iyo saaxiibbada caalamiga ah.

Wasiirka ayaa xusay in sacadihii ugu danbeeyay ay howlgallo ka dhan ah khawaarijta ay ka dhaceen dowlad gobolleedayada Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland. isagoo sheegay in howlgalka ugu danbeeyay u ka dhacay deegaanka Iji oo 23-km u jiraa magaalada Mahaday ee gobolka Shabeellaha dhexe halkaas oo lagu beegsaday koox ka tirsan maleeshiyadka Khawaarijta.

Howlgalkaan ayaa waxaa lagu dilay horjoogayaal ka tirsan maleeshiyada khawaaarijtaย  kuwaas oo u qaabilsana Uruurinta lacagah baada ah,dhaca xoolaha deegaanka iyo dilaalka qorsheysan, horjoogayaasha lagu dilay howlgalka ayaa waxaa ay kala yihiin, Salaad Maxamuud Siyaad oo u qaabilsanaa uruurinta lacagaha baada ah ee gobolka Shabeellaha dhexe dadka deegaankuna ay si weyn u yaqaaneen, sidoo kale waxaa kamid ah horjooge Yusuf Cali Sheekh oo ahaa horjooge khawaarijta u qaabilsana magaalada Fiidow iyo horjooge Sandheer oo ah Taliyaha aagaas, horjoogaha afarad ayaa ahaa Xuseen dheere waxaanu ku xigeen u ahaa ย Salad Maxamuud Siyaad.

Howlgalkan ayaa waxaa lagu qabtay maleeshiyaad qaba dhaawacayo culus, kuwaas oo lala tacalayo xaaladooda caafimaad, waxaa sidoo kale ciidanka ku furteen 300 oo qori kuwaas oo iskugu jira hubka culus iyo kuwa fudud iyadoo ay halkaas ciidanku kula wareegeen daawooyin,cuntooyin iyo agaabkii kale ee ay isticmaalayeen khawaarijtu.

Dhanka kale howlgal ka dhacay Tuulo lagu magacaabo Afcad oo ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay tiro khawaarij ah, iyadoo wali uu socdo howlgalka.

Hawlgalladan ayaa intii ay socdeen waxa ciidanka Qaranka uga shihiiday 5 askari halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen 7 askari.

Previous Post

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka qeyb-galay munaasabad Caleema saar ah

Next Post

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Guddoomiyay kulanka Golaha joogtada ah ee BJFS

Next Post
Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Guddoomiyay kulanka Golaha joogtada ah ee BJFS

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Guddoomiyay kulanka Golaha joogtada ah ee BJFS

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In