Friday, May 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Guddoomiyay kulanka Golaha joogtada ah ee BJFS

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Guddoomiyay kulanka Golaha joogtada ah ee BJFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 16-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS.

Ugu horayn Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa uga warbixiyay safarkii Baydhabo ee ku saabsanaa Shirka Dib u Heshiisiinta KGS. Sidoo kale waxaa looga hadlay ajandeynta Hindise Sharciyeedka Maareynta Degaanka iyo Hindise Sharciyeedka Dhowrista Xogta.

Related posts

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka BJFS ayaa marka hore boggaadiyay warbixinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee ku aaddan Shirka Dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed ee dadaalka dheer uu ku bixiyay ugu dambeyna lagu guulaystay. Guddiga ayaa dhanka kale waxay warbxin uga dhageysteen Guddoomiyaasha Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee ku saabsan xabsiga dhexe, taas oo ay warbixin ka keeneen xaalada maxaabiista iyo marinta garsoor hufan.
Sidoo kale Guddiga Joogtada ayaa handise sharciyeedyada ay soo gudbisay xukuumadda si qota-dheer uga dooday sidii loo ajandiyeen lahaa isla-markaana loo horkeeni lahaa Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS.

Previous Post

In ka badan 200 khawaarij ah oo lagu dilay Shabeellaha dhexe

Next Post

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo shir uga qeybgalay dalka Finland

Next Post
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo shir uga qeybgalay dalka Finland

Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda oo shir uga qeybgalay dalka Finland

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In