Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dajinta Siyaasadaha Qaran ee Horumarinta Adeegga Bulshada oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dajinta Siyaasadaha Qaran ee Horumarinta Adeegga Bulshada oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Dr Maxamed Xasan Maxamed ayaa manta ka qaybgalay munaasabadda Aqoon Iswaydaarsiga ah oo ay kasoo qayb galeen Wasiirro ku-xigeenada Wasaaraddaha Arrimaha Bulshada iyo Guddiyada Arrimaha Bulshada ee Baarlamaanka labadda Aqal, kaas oo looga hadlay Dejinta Siyaasadaha Qaran ee Horumarinta adeegga bulshada.

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay laf dhabar u tahay horumarinta adeegyada bulshada ee aasaasiga u ah mujtamaca  isla markaana xaqiijinaysa yoolkeeda ah in la helo adeeg caafimaad tayoleh si loo gaarsiiyo degaannada bulshada Soomaaliyeed guud ahaan.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Previous Post

Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir oo si rasmi ah loo furay

Next Post

Wasaaradda amniga oo beenisay warar laga faafiyey barnaamijka dhaqancelinta dadka ka yimaada Khawaarijta

Next Post
Wasaaradda amniga oo beenisay warar laga faafiyey barnaamijka dhaqancelinta dadka ka yimaada Khawaarijta

Wasaaradda amniga oo beenisay warar laga faafiyey barnaamijka dhaqancelinta dadka ka yimaada Khawaarijta

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In