Friday, May 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga joogtada ee Aqalka sare oo go’aamiyay maalmo shaqo oo dheeraad ah ka hor fasaxa golaha.

Ikraan Maxamed by Ikraan Maxamed
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga joogtada ee Aqalka sare oo go’aamiyay maalmo shaqo oo dheeraad ah ka hor fasaxa golaha.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga joogtada ee Aqalka Sare BFS ayaa maanta yeeshay kulankoodii 4-aad ee Kalfadhiga labaad, waxaana shir Guddoomiyay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde).

Ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa Jadwalaynta Hindise sharciyeedyada Golaha horyaalla.

Related posts

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026

Xubnaha Guddiga joogtada oo dood dheer iyo falanqayn ka yeeshay dardar gelinta shaqada guddiyada iyo Jadwalaynta sharciyada Golaha horyaala, ayaa lagu go’aamiyay jadwal maalmo xiriir ah oo shaqo iyo saacado dheeraad ah si looga shaqeeyo sharciyada hortabinta leh, qeybna ka ah Barnaamijka deyn cafinta Dalka iyo kowo kale.

Guddoomiye Timacadde oo kulanka soo xiray ayaa faray guddoonka guddiyada Aqalka sare in ay dardar geliyaan shaqada guddiyada, ka hor inta aan la gaarin fasaxa Golaha Aqalka Sare.

Previous Post

Soomaaliya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya la dagaallanka argagixisada

Next Post

Kooxda Khawaarijta oo iska dishay 14 dhagarqabe.

Next Post
Kooxda Khawaarijta oo iska dishay 14 dhagarqabe.

Kooxda Khawaarijta oo iska dishay 14 dhagarqabe.

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In