Saturday, June 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergeyga gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha oo la kulmay Safiir ku-xigeenka Mareykanka ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ergeyga gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha oo la kulmay Safiir ku-xigeenka Mareykanka ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kullan la qaatay Safiir ku xigeenka Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Timothy Trenkle oo uu wehliyay sarkaal sare oo ka tirsan hay’adda USAID.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii wadajir wax looga qaban lahaa la tacaalidda sababaha keena soo noqnoqodka abaaraha oo ay ugu wayn tahay is-beddelka cimilada iyo sidii looga gudbi lahaa gurmadka degdegga ah looguna gudbi lahaa mashaariic dhisaysa adkaysiga bulshada, soo ka bashada iyo horumarka.

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Ergeyga ayaa sidoo kale kala hadlay Danjire Tim Trenkle, sidii Maraykanku gacan uga geysan lahaa xoojinta awoodda iyo kartida hay’adaha dawladda, si ay awood ugu yeeshaan waxqabad wax ku ool ah oo dadka Soomaaliyeed wax-tara, si ay Soomaaliya uga baxdo ku tiirsanaanta gaargaarka bani’aadannimo.

Safiir ku xigeenka Dowladda Maraykanka iyo sarkaalka ka socday USAID ayaa dhankooda ballan qaaday in Washington, sii laba-jibaari doonto howlaha hormarin iyo gargaar ee Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciyada Cunaqabateynta Maaliyadeed ee ciman, Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo Korontada Qaranka

Next Post

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Madaxweynaha uga mahad-celiyey saxiixa sharciga Hay’adda

Next Post
Agaasimaha Hay’adda NISA oo Madaxweynaha uga mahad-celiyey saxiixa sharciga Hay’adda

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Madaxweynaha uga mahad-celiyey saxiixa sharciga Hay’adda

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In