Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Senator Xasan Kobac oo kulan afurin ah u sameeyay qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Senator Xasan Kobac oo kulan afurin ah u sameeyay qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Senator Xasan Iidow Muxumed kobac oo kamid ah mudanayaasha Aqalka Sare ee dalka oo deegaan doorashiisa ay tahey Hirshabeelle ayaa  hoygiisa Muqdisho kulan afurin ah ugu sameyay  qaar ka mid ah waxgaradka iyo gancastada uu ku matalo kursiga

Senator Kobac oo la hadley Warbaahinta Qaranka ayaa sheegey in kulanka uu ku saabsanaa xalaadaha guud iyo horumarinta  deegaannada Hirshabeelle iyo Koonfur-galbeed oo dadka uu kursiga ku matalo ay degaaan.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

“Waxan wadnaa sidii adeegyada bulshada oo dhameystiran loo gaarsiin lahaa degmada Farlibaax oo hadda ka mid ah meelaha ugu daran, hay’adaha dowladda iyo kuwa caalamiga ahna waxan ugu baaqayaa in doorkooda ay ka qaataan wax u qabashada bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Farlibaax”. Ayuu yiri Senator Xasan Iidow.

Waxgaradka iyo odayaasha kulanka ka qeybgalay ayaa waxay ka mahadceliyeen sida uu ula socdo xaaladaha ka jira deegannadooda.

Previous Post

Tartamayaasha Degmada Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ugu baaqay Ganacsatada Soomaaliyeed in ay xoojiyaan maalgashiga dalka “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ugu baaqay Ganacsatada Soomaaliyeed in ay xoojiyaan maalgashiga dalka “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaare Xamse oo ugu baaqay Ganacsatada Soomaaliyeed in ay xoojiyaan maalgashiga dalka "SAWIRRO"

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In