Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac iyo xubno ka tirsa goleyaasha dowladda ayaa ka qeyb galay Afur wadareed ay soo qabanqaabisay Safaarada dowladda Turkiga ee Magaalada Muqdisho.
Afurka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Saraakiil ciidan, Diblomaasiyiin iyo mas’uuliyiin kale.