Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka oo iska kaashanayo Mashruuc lagu horumarinayo wax soo saarka dalka “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka oo iska kaashanayo Mashruuc lagu horumarinayo wax soo saarka dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruucan maalgalinta ah waxaa iska kaashanayo Baanka Aduunka, Hay’adda Garaara iyo dowladda Soomaaliya, qiimihiisana uu gaarayo 7.9 Milyan ayaa hadafka laga leeyahay ay tahay sidii loo kobcin lahaa awooda bankiyadda Soomaaliyeed in ay yeeshan in door wanaagsan ka qaadan karaan horumairnta bulshada qeybaheeda kala duwan, waxuuna mashruuca kor u qaadayaa Beeralaha, -Xoolaha, Kaluumeysiga, Tamarta iyo ganacsiga yar-yar.

Saddex Bankiga oo ka mid ah kuwa ka howl-gala magaalada Muqdisho ayaa heshiiskan xalay ay la geshay hay’adda Garaara kuwaas oo kala ah, My bank, Som-Bank iyo Daryeel bank.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa dhankiisa hoosa ka xariiqay in waddanka fursado tan ka ballaaran ay wadada kusoo jiraan tasoo ahmiyadda siinayso horumarka ganacsatadeena ay gaaarayaan iyo xaalada amniga dalka oo mid wanaagsan waqtiyan noqanayso.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026

Saddexda Bangi ee heshiiskan galay ayaa dhankooda soo dhaweeynay mashruuca waxeyna ballan qaadeen in ay kaalin wayn ka qaadan doonan ilaalinta habraaca loo dajiyay maal-galinta dowladda iyo Baanka Aduunka.

Hay’adda Garaara oo isku xirta hay’addaha maaliyadda dowladda iyo Aduunka ayaa ilaa hada 10 baank maalgalin awooodad kor loogu qaadayo la gashay, tasoo wax wayn ka badali doonto aqoonta iyo adeega ay bixinayaan bankiyadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo Tababar u soo xiray Ciidanka gaarka ah ee madaxtooyada

Next Post

Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha abaaraha oo Mareykanka uga qeybgalay kulan muhiim ah

Next Post
Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha abaaraha oo Mareykanka uga qeybgalay kulan muhiim ah

Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha abaaraha oo Mareykanka uga qeybgalay kulan muhiim ah

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In