Tuesday, August 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Kumaandooska Danab oo burburiyay fariisimo Khawaarijtu ku lahayd deegaanka Ceel Cali Gasle “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Kumaandooska Danab oo burburiyay fariisimo Khawaarijtu ku lahayd deegaanka Ceel Cali Gasle “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa howlgallo lagu baacsanayo haraadiga khawaarijta  ka sameeyey Deegaanka Ceel Cali Gasle oo dhanka waqooyi ka xiga deegaanka Ceel Cali Axmed ee Gobolka Shabeellada dhexe.

Ciidanka ayaa cagta mariyay goobo ay gabaad ka dhiganayeen argagixisada oo ay ku dhibaateyn jireen dadka shacabka ah.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

August 11, 2026
Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

August 11, 2026

Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa sheegay inay burburiyeen saldhigyo ay Khawaarijta  ku lahaayeen  deegaankaas, ayna ku raadjoogaan firxadka Khawaarijta.

Previous Post

Isu soo bax lagu taageerayo howlgallada ka dhanka ah Maandooriyaha oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Ganacsiga oo labo neef oo Geel ah ku wareejisay Wasiiru-dowlaha Amniga Gudaha “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Ganacsiga oo labo neef oo Geel ah ku wareejisay Wasiiru-dowlaha Amniga Gudaha “SAWIRRO”

Wasaaradda Ganacsiga oo labo neef oo Geel ah ku wareejisay Wasiiru-dowlaha Amniga Gudaha "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

August 11, 2026
0

Muqdisho, Talaado 11 Agoosto 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

August 11, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la yeeshay Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka...

Ciidamo ka tirsan Gorgor oo tababar loogu soo gabagabeeyay Turkiga oo soo gaaray Muqdisho 

Ciidamo ka tirsan Gorgor oo tababar loogu soo gabagabeeyay Turkiga oo soo gaaray Muqdisho 

August 11, 2026
0

Taliyaha Qaybta 1-aad ee Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Gorgor Xoogga Dalka Soomaaliyeed, G/sare Saahid Jaamac Faarax...

NISA oo fashilisay qorshe ay Khawaarijtu ku doonayeen inay ku waxyeelleeyaan shacabka

NISA oo fashilisay qorshe ay Khawaarijtu ku doonayeen inay ku waxyeelleeyaan shacabka

August 11, 2026
0

Howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ka fuliyeen inta u dhexeysa Kabtan Naas iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In