Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasime Ku-xigeenka SoDMA oo kulan la qaatay Madax ka socotay hay’adda UNICEF 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Agaasime Ku-xigeenka SoDMA oo kulan la qaatay Madax ka socotay hay’adda UNICEF 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda maaraynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Dr. Axmed Cabdi Adan iyo madax kale hay’adda, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socday xafiiska UNICEF ee Soomaaliya uu hoggaaminayay madaxa xafiiska koonfurta iyo bartamaha Somaaliya Mudane Charles Nzuki

Wafdiga UNICEF, ayaa warbixin kooban ka siiyay qorshe hawleedka Hay’adda ee xafiiska Soomaaliya, sidoo kale madaxda Hay’adda SoDMA, ayaa la wadaagay wafuudda ka socotay UNICEF qorshaha Shanta sano ee Hay’adda SoDMA iyo xaalada guud ee gargaarka iyo gurmadka degdega ah ay Hay’adda SoDMA ka wado guud ahaan dalka. SI gaar ah deegaanda dib looga xoreeyay Argagixisada Al-Shabaab, iyadoo ugu danbeen laysla afgartay in SoDMA iyo UNICEF ay kawada shaqeeyaan Howlgalada gurmadka dagdaga, iskaashiga dhinaca xog is waydaarsiga, tababarrada shaqaalaha, ka warqabka iyo gargaar la gaarista dadka ka soo barakacay abaaraha iyo daggaallada.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Sidoo kale Gudoomiye ku xigeenka Hay’adda SoDMA ayaa wafdiga xafiiska UNICEF ee Soomaaliya kala wareegay qalab xafiiseed kala duwan oo Hay’adda UNICEF ku taagertay Hay’adda SoDMA.

Guddoomiye ku-xigeenka, ayaa ugu dambeynta kaga mahadceliyay Wafdiga xafiiska UNICEF ee Soomaaliya shaqada ay ka wadaan gudaha Soomaaliya, Sidoo kale kaga mahadceliyay taageerada qalabka Xafiiseedka ay Hay’adda SoDMA ku taageereen.

Previous Post

Qaar ka mid ah muwaadiniinteena ku xanibnaa Suudaan oo dalka dib loogu soo celiyay

Next Post

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay Madax sare oo ka tirsan Finland

Next Post
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay Madax sare oo ka tirsan Finland

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay Madax sare oo ka tirsan Finland

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In