Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiisha Xoogga oo kormeer howled ku tagay fariisimaha Ciidamada

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Saraakiisha Xoogga oo kormeer howled ku tagay fariisimaha Ciidamada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Col. Maxamuud Xasan Ibrahim (Baakaay) ayaa kormeer howled ku tagay fariisimaha ciidamada howlgalka ciribtirka khawaarijta ay ku leeyihiin Degmada Halgan iyo Deegaanada Hoostaga.

Kormeerka ayaa ujeedkiisu ahaa dardar gelinta Howlgallada Sifeynta haraadiga khawarijta,waxaana taliyaha uu mid mid u booqday dhamaan Xarumaha Ciidan ee halkaasi ku yaala.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026

Gashaanle Dhaxe Maxamud Ibraahim Baakaay ayaa Warbixin ka dhageystay saraakisha ururka 39-aad ee Guutada 5-aad,isagooku amaanay sida naf hurnimada leh ee ay mar walba u difaacaan Halgan iyo Deegaanada ku teedsan.

Taliska Guutada 5 aad Qeybta 27 aad Ciidanka dhulka ee xoogga ayaa mudooyinkan waday Howgallo Sifeyn ah iyo Xaqiijinta Amniga Deegaanada laga eryay khawaarita, waxaana hada la filaya in la dar dar gelin doono howlaha,iyadoo la fulinayo Amarka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka.

Previous Post

Ciidamada ammaanka oo markale gacanta ku dhigay hub iyo dad lala xiriirinayo khawaarijta

Next Post

Xafiiska RW XFS oo soo dhoweeyay lacago ay ku yabooheen Midowga Yurub

Next Post
Xafiiska RW XFS oo soo dhoweeyay lacago ay ku yabooheen Midowga Yurub

Xafiiska RW XFS oo soo dhoweeyay lacago ay ku yabooheen Midowga Yurub

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In