Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga horumarinta adeega bulshada BJFS oo doortay laba xubnood oo ka dhinnaa Guddiga 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Guddiga horumarinta adeega bulshada BJFS oo doortay laba xubnood oo ka dhinnaa Guddiga 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta shir gudoomiyay. kulanka oo ahaa kii 8aad ee Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 11aad.

Ajendaha kulanka ayaa ahaa, Doorashada Guddoomiye ku-xigeenka Iyo Xoghayaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshadda ee Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan 11aad oo dhawaan xilka laga qaaday.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026

Intaa kadib, waxaa laguda galay,Doorashada Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga, waxaana isku soo sharaxay, Mudane Xil.Maxamed Cusmaan Cumar Naastaro, ayadoo la waayay cidla tartanta.

Sidaa awgeed,waxaa loogu codeeyay.Hab gacantaag ah,sidaasina waxuu ku noqday. Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada.

Dhanka kale, isla goobta waxaa hab gacantaag ah. loogu codeeyay,inuu noqdo,Xoghayaha Guddiga Xil. Maxamed Cabdiraxmaan Naddiif.

Ugu dambeyn, Gudoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka ayaa kula dardaarmay.Inay xoojiyaan wadashaqeynta iyo dardar gelinta howlaha hor-tebinta u leh Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 11aad.






Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sheegay in mudda kooban lagu soo afjari doono howlgalka ka dhanka ah khawaarjita

Next Post

Maxkamadda gobolka Banaadir oo u farriistay mar kale dad ku Eedaysan musuq

Next Post
Maxkamadda gobolka Banaadir oo u farriistay mar kale dad ku Eedaysan musuq

Maxkamadda gobolka Banaadir oo u farriistay mar kale dad ku Eedaysan musuq

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo War-saxaafadeed ka soo saartay hannaanka Amniga

February 1, 2026
0

Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

February 1, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In