Wednesday, July 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon Isweydaarsi ku saabsan xalinta khilaafaadka oo lagu qabtay Gaalkacyo 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Aqoon Isweydaarsi ku saabsan xalinta khilaafaadka oo lagu qabtay Gaalkacyo 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon isweydaarsi ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug, isla markaana looghadlaayay y doorka haweenka ay ka qaadan karaan Xalinta khilaafaadka, iyadoo loo maraayo sharciga iyo diinta Islaamka,ayaa lagu qabtay Gaalkacyo.

Aqoon Isweydaarsigaan oo ay ka qeyb galeen xubno ka socday bulshada qeybaheeda kala duwan, ayaa waxaa ugu horreyn ka hadlay Farxiyo Cumar Axmed oo ka socatay Wasaaradda waxa ayna ka warbixisay ujeedka Aqoon isweydaarsiga.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan la yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya.

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan la yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya.

July 22, 2026
Baarlamaanka Turkiga oo meel marinaya in howlgalka Milatari ee Soomaaliya lagu kordhiyo labo sano

Baarlamaanka Turkiga oo meel marinaya in howlgalka Milatari ee Soomaaliya lagu kordhiyo labo sano

July 22, 2026

” Waa inay haweenka Soomaaliyeed qeyb ka noqdaan xalinta Khilaafaadka,waayo haweenka waa xog-oggaal shaqadaas cid ugu habeen magaranaayo”. Ayay tiri Farxiyo Cumar Axmed

Qaar ka mida Xubnihii ka qeyb galay ayaa,iyagane ka hadlay sida haweenku ay uga qeyb qaadan karaan xalinta khilaafaadka, iyadoo lagu saleeynayo diinta Islaamka.

Kulankaa ayaa rajo weyn laga qabaa inay haweenka kasoo qeyb galeen ka korarsadaan cilmi la xariira xalinta khilaafaadka.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Waddada Ciisa Cabdi ee dagmad deyniile

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan la yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya.

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan la yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya.

July 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan kula yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya...

Baarlamaanka Turkiga oo meel marinaya in howlgalka Milatari ee Soomaaliya lagu kordhiyo labo sano

Baarlamaanka Turkiga oo meel marinaya in howlgalka Milatari ee Soomaaliya lagu kordhiyo labo sano

July 22, 2026
0

Go’aanka Madaxweynaha dalka Turkiye mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa ah si loo kordhiyo howlgalkii Ciidamada Difaaca Turkiga ee Soomaaliya muddo...

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

July 21, 2026
0

Xubno ka tirsan Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta olole ballaaran oo ku aadan doorashooyinka qof iyo codka...

Taliyaha Ciidanka Badda oo  Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

Taliyaha Ciidanka Badda oo Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

July 21, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar ayaa magaalada Rabat ee Dalka Marocco kaga qayb galay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In