Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo sheegay in roobabkii da’ay xirreen qaar kamid ah Garoomada diyaaradaha dalka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Howlaha Guud XFS oo sheegay in roobabkii da’ay xirreen qaar kamid ah Garoomada diyaaradaha dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil.Ismaaciil Abdirahman Sh.Bashir oo shir jaraa’id qabtay, ayaa sheegay in qaar kamid ah garoomada diyaaradeed ay u xirmeen daadadka roobka, iyadoo laga cabsi qabo inay dumaan buun-dooyin hor leh.

Wasiirka, ayaa waxa uu sheegay roobka uu sameeyn xooggan ku yeeshay kaabayasha dhaqaale ee ay kamid yihin waddooyinka, garoomada iyo buundooyinka,waxaa u tilmaamay in ay xiranyihin oo burbureen garoomada Baardheere iyo dowlow,sidoo kale ay go’day buundadii Baardheere.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Galmudug ayuu sheegay waddooyinka qaar uu roobka sameeyay, waxaa go’day buundada Saqiiro oo kutaal wadada isku xirto Hobyo iyo Gaalkacyo ayuu shegay in ay ku bur-burtay roobabkii halkaa ka da’ay

Sidoo kale wasiirka ayaa inta hadalkisa ku daray in Hirshabeelle uu sameeyay roobabka iyo fatahaada islamarkana ay go’day waddada xiriirisa Jowhar iyo Muqdisho waxa tilmaamay inuu xirmay oo ay Biyo fadhiyaan garoonka diyaaradaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan

Gobollada koonfur Galbeed iyo Puntland ayuu si lamid ah sheegay in roobka uu khasaaro u geysatay,waxa uuna ugu dambeyn hay’adaha iyo dhammaan shacabka soomaaliyed ugu baaqay in loo gurmado qoysaska ay roobka uu sameeyay dowladuna ay waddo sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ku barakacay daadadka iyo fatahaadaha ka dhasahy roobka deyrta oo ka curtay guud ahaan dalka.

Previous Post

Maxkamadda Ciidamada oo Sakay dil toogasho ah ku fulisay Cabdisalaan Cali Axmed

Next Post

Madaxweyne Laftagareen oo gaaray Diinsoor

Next Post
Madaxweyne Laftagareen oo gaaray Diinsoor

Madaxweyne Laftagareen oo gaaray Diinsoor

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In