Tuesday, June 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda XFS oo soo xiray kulan looga hadlayay geedi-socodka hannaanka doorashooyinka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda XFS oo soo xiray kulan looga hadlayay geedi-socodka hannaanka doorashooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallin oo soo xirayย ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐–๐š๐๐š๐ญ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐…๐š๐š๐ก๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐ ๐ž๐ž๐๐ข ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š(๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐†๐–๐) ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘,ย ayaa ugu horreyn uga mahadceliyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya hirgelinta kulanka, isaga oo ka hadlay in dowladda ay u dhaqaaqday geedi socodka doorashada isla markaana ay madaxda ka muuqato ka goโ€™naanshiyaha geedi socodkaas.

โ€œHimmilada shacabka Soomaaliyeed waa in codkooda la maqlo, sidee lagu gaarsiiyaa arrinkaas waa doodda jirtay, waddadii in la hayo ayaa ii muuqataโ€ ayuu ka mid ahaa kelmaddda Wasiir Xasan Macallim.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amnigaย 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amnigaย 

June 2, 2026

Ugu dambeyntii, Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka mudane Xasan Macallim ayaa sheegay in golaha Wadatashiga Qaran ay soo jeediyeen wax ka badalka dastuurka, laakin ay taasi u taalo heyโ€™adaha ay khuseyso iyo shacabka.

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Agaasimaha Hayโ€™adda USAID ee Soomaaliya

Next Post

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo kormeeray xerada tababarka ee Jeneraal Dhaga-badan

Next Post
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo kormeeray xerada tababarka ee Jeneraal Dhaga-badan

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo kormeeray xerada tababarka ee Jeneraal Dhaga-badan

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amnigaย 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amnigaย 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya โ€“ 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In