Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Warfaa oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirada Maraykanka iyo Portugal ee Ethiopia

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Danjire Warfaa oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirada Maraykanka iyo Portugal ee Ethiopia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa Safaaradda JFS ee Ethiopia ku qaabilay dhiggiisa Dawladda Maraykanka ee Ethiopia Mudane H.E Ervin Massinga, waxaana labada danjire kulankooda ku weheliyay Wakiilka Dawladda Marayanka ee Midowga Africa Ambassador Mikail Cleverley, iyagoo dood miro dhal ah ka yeeshay guushii taariikhiga ahayd ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay dhowaan ka gaartay qaadista cunaqabatayntii hubka oo sanado badan saarnayd Soomaaliya iyo sidoo kale shirka amniga Soomaaliya ee ka socda Washington.

Kulankan waxaa sidoo kale looga wada hadlay arrimaha dayn cafinta oo heer gebo-gebo ah maraya, waxaana Dawladda Maraykanku ay si rasmi u sheegtay inay si buuxda u garab taagan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026

Docda kale, Danjire Warfaa ayaa xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Boortaqiiska ee Ethiopia Luisa Fragoso, waxayna ka wada hadleen horumarka ay Soomaaliya ka gaartay arrimaha cuna-qabataynta hubka iyo dayncafinta, iyagoo isla gartay xoojinta xiriirka labada dal.

Sidoo kale, Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia Danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa kusoo dhoweeyey hayโ€™adda caalamiga ah ee SOAWR oo kamid ah hayโ€™adaha u dooda xuquuqda aadanaha gaar ahaan xuquuqda haweenka, iyagoo bogaadiyay guulaha waaweyn ee ay Soomaaliya ku tallaabsattay, waxayna caddeeyeen inay Soomaaliya kala shaqayn doonaan horumarinta xuquuqda aadanaha.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo New York kula kulmay Ergeyga Qatar ee Shirka Amniga Soomaaliya

Next Post

Tababar la xiriira Diiwaangelinta Dadweynaha oo howlwadeenno uga furmay dalka Malawi “SAWIRRO”

Next Post
Tababar la xiriira Diiwaangelinta Dadweynaha oo howlwadeenno uga furmay dalka Malawi “SAWIRRO”

Tababar la xiriira Diiwaangelinta Dadweynaha oo howlwadeenno uga furmay dalka Malawi "SAWIRRO"

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
0

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta.   War...

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Baniโ€™aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฎ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ž ๐Š๐š ๐†๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง ๐๐ฎ๐ซโ€™๐š๐š๐ง ๐จ๐จ ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In