Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti, oo uu kaga qayb galayo shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage.
Madasha ayaa sanadkan diiradda lagu saarayaa kobcinta dhaqanka, nabadda Geeska taas oo saamayn u leh guud ahaan bulshooyinka gobolka gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.