Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska 80 sano guurada ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka booliska oo lagu qabtay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xuska 80 sano guurada ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka booliska oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen Taliska ciidanka booliiska Dagmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaha Ciidanka Booliiska Gaalkacyo Dhamme Cali Xirsi Sahal Saraakiisha Qeybaha kala duwan ee ciidanka booliiska Gobalka Mudug, Taliye ku xigeenka Ciidanka Xasilinta Booliiska Gobalka Mudug Dhamme Cabdifitaax Cali Faarax iyoย  dhamaan Saaraakiisha saraakiil xigeenka Alifleeyda iyo dableyda ciidanka booliiska ee ku sugan Gaalkacyo.

Munaasabada ayaa intii ay socatay looga hadlay Taariikhda Ciidanka booliiska Soomร aliyeed iyo sidoo kale waxyaabihii u qabsoomay ciidamada booliiska Gobalka Mudug sanadkii lasoo dhaafay,ย  taas oo muujineeysa in ciidanka booliiska gobalka ay guulo la taaban karo ka gaareen howlaha sugida Amniga la dagaallanka khawaarijta iyo maandooriyaha

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026

Taliyaha Ciidanka Booliiska Degmada Gaalkacyo Dhamme Cali Xirsi Sahal ayaa gunaanadkii Hambalyo u diray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed meel kasta oo joogaan

Previous Post

Akhriso: Taariikh nololeedkii AUN marxuumad Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye

Next Post

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay xuska sannad-guurada 80aad ee aasaaska ciidanka Booliska

Next Post
Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay xuska sannad-guurada 80aad ee aasaaska ciidanka Booliska

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay xuska sannad-guurada 80aad ee aasaaska ciidanka Booliska

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Baniโ€™aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฎ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ž ๐Š๐š ๐†๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง ๐๐ฎ๐ซโ€™๐š๐š๐ง ๐จ๐จ ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...

Kormeerka Adeegyada Caafimaadka iyo Biyaha ee Wisil

Kormeerka Adeegyada Caafimaadka iyo Biyaha ee Wisil

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In