Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxay ka wada hadleen Guddiga Arrimaha Dibadda ee BJFS iyo Madaxda Wasaaradda Arrimaha dibadda?

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Maxay ka wada hadleen Guddiga Arrimaha Dibadda ee BJFS iyo Madaxda Wasaaradda Arrimaha dibadda?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Arrimaha Dibadda Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka BJFS ayaa xarunta guddiyada kulan kula qaatay Wasiiru-dowlaha Wasaardda Arimaha dibada ahna Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda Mudane Cali cumar (Balcad) oo ay wahlinayeen Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Mudane Isxaaq Maxamuud Mursal iyo Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arimaha Dibadda XFS mudane Xamse Xaadow,  Khuburo iyo agaasimayaal ka tirsan Wasaaradda

Kulanka waxaa shir Gudoominayay Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Xildhibaan  Aweys Xuseen  Macalin iyo Xoghayaha Guddiga Xildhibaan  Sayid Cali Isaaq Maxamed waxaana goob joog ahaa xubnaha Guddiga.

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

Ajendaha kulanka ayaa ahaa ka doodista Heshiis Beenaadkii ay Dowladda Ethiopa lagashay Maamulka Soomaaliland.

Xubnaha guddiga oo door kooda ku aadan Hishiis beenaadkaasi ayaa  Madaxda Wasaaradda u sheegay mowqifkooda ah in taako kamid ah dhulka Soomaaliya aan gorgortan laga galin ayagoo Su’aalo ka waydiiyay ka Wasaarad ahaan tilaabooyinka ay qaadeen iyo sababah uu wali Dalka u ujoogo Safiirka ethiopa.

Wasiiru-dowlaha iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaardda arimaha dibadda ayaa mid mid ugu jawaabay waydiimaha Guddoonka iyo xubnaha Guddiga ayagoo faahfaahiyay dhamaan su.aalihii laweydiiyay.

Ugudambeyntii guddoomiye ku xigeenka gudiga ayaa soo xiray kulanka maanta.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Danjiraha dowladda Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo golaha shacabka horgeeyay Hindise Sharciyeed muhiim ah

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo golaha shacabka horgeeyay Hindise Sharciyeed muhiim ah

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo golaha shacabka horgeeyay Hindise Sharciyeed muhiim ah

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In