Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay shirka isku xirka ee Dabar-goynta cudurka dabeysha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay shirka isku xirka ee Dabar-goynta cudurka dabeysha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay shirka isku xirka dabar goynta cudurka dabeysha, iyadoo ay ku wehlinayeen shirkaaas Hey’addaha ka caawiyo dabargoynta cudurka Dabaysha sida Hey’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), Hey’adda Carruurta ( UNICEF) iyo Lataliyaal Sare oo ka tirsan waaxda tallaalka.

Ujeedka shirka ayaa waxa uu ahaa sidii kor loogu qaadi lahaa loona xoojin lahaa wada shaqeynta iyo iskaashiga Wasaaradda Caafimaadka iyo Hey’addaha ka shaqeeya joojinta iyo ciribtirka cudurka dabeysha, Sidoo kale waxaa shirkan looga hadlay sidii loo ciribtiri lahaa cudurka dabaysha,  iyadoo loo marayo  ka tallaalida carruurta  cudur ka dabeysha iyo in la joogteeyo ololaha tallaalka ee lagu ciribtirayo cudurka.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bsulshadda, waxaa ka go’an kor u qaadista adeegga Caafimaadka iyo xoojinta olalaha tallaalka ee cudur ka dabeysha kaasoo ah ahmiyada ugu weyn  ee so afjarista cudurkan.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo kulan mira dhal ah la qaatay Safiirka Mareykanka ee dalkaas

Next Post

Jabhadda Xoreynta Oromada oo ka hor timid damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya 

Next Post
Jabhadda Xoreynta Oromada oo ka hor timid damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya 

Jabhadda Xoreynta Oromada oo ka hor timid damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya 

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In