Thursday, June 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Guddiga adeega bulshada ee BJFS “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Guddiga adeega bulshada ee BJFS “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo magaalada Muqdisho kulan isxogwareysi ah kula qaatey Guddiga horumarinta adeegga bulshada ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa guddiga uga warbixiyey shaqooyinka ka socda Wasaaradda, guulihii waawaynaa ee laga gaaray horumarinta Caafimaadka dalkeenna, qorshaha sanadkan ee Caafimaadka Soomaaliya iyo dedaalada kale ee ay wado Wasaaradda Caafimaadka XFS.

Xildhibaannadu waxay si gaar ah Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada uga mahadnaqeen sida hufan ee uu uga warbixiyay shaqada uu u hayo bulsho waynta Soomaaliyeed iyagoo sidoo kale ku amaanay dedaalada aan kala joogsiga laheyn ee uu ugu jiro hagaajinta iyo horumarinta guud ee Caafimaadka Soomaaliya.

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Kulanka oo ahaa mid sare loogu qaadayey wada shaqeynta Guddiga iyo Wasaaradda Caafimaadka ayuu Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ugu dambeyn ugu mahadceliyey in ay soo ajiibeen martiqaadka uu u fidiyey, waxa uuna sidoo kale bogaadiyey doorkii firfircoonaa ee ay ka qaateen meel marinta wax kabadalka habraaca dib u eegista Dastuurka.

Previous Post

Guddoonka labada Aqal BJFS oo kulan la qaatay guddoonka guddiga Dastuurka Baarlamaanka JFS

Next Post

Adeegyada Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Garoonka Aadan Cadde oo la balaariyay

Next Post
Adeegyada Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Garoonka Aadan Cadde oo la balaariyay

Adeegyada Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Garoonka Aadan Cadde oo la balaariyay

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In