Saturday, June 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo hambalyo u diray bahda Saxaafadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo hambalyo u diray bahda Saxaafadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Waasaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdullahi Xayir Ducaale ayaa bahda Saxaafadda Soomaaliyeed la wadaagay hambalyo ku aaddan maalinta Radiyaha Adduunka.

Mudane, Ducaale ayaa sheegay in 13-ka February ay tahay maalin ku weyn warbaahinta caalamka gaar ahaan bahda raadiyaha, wuxuuna xusay in Idaacaduhu ay yihiin waxyaabaha ugu faca weyn ee bulshada lagu gaarsiin jiray wararka.

Related posts

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026

Agaasimaha guud ee Waasaradda Warfaafinta XFS, Cabdullahi Xayir Ducaale ayaa sheegay in uu Raadiyuhu yahay kan ugu faca weyn isgaarsiinta caalamka ee lagu gaarsiin jiray bulshada farriimaha kala duwan.

Radio Hargeysa oo la furay 1943-kii iyo Radio Muqdisho isna la unkay 1951-kii ayuu sheegay Agaasimuhu in ay door muhiim ah kasoo qaateen halgankii lagula dagaallamayay gumeystayaashii reer Yurub, wuxuuna intaa raaciyay in isbeddelka ku yimid warbaahintu anay saamayn weyn ku yeelan dhageysiga Idaacadaha, gaar ahaan dadka ku dhaqan dhulka miyiga.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya

Next Post

Wasiir Cali Balcad: “Tallaabo kasta oo ay Itoobiya qaaddo mid u dhiganta ayaan qaadeynaa”

Next Post
Wasiir Cali Balcad:  “Tallaabo kasta oo ay Itoobiya qaaddo mid u dhiganta ayaan qaadeynaa”

Wasiir Cali Balcad: "Tallaabo kasta oo ay Itoobiya qaaddo mid u dhiganta ayaan qaadeynaa"

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
0

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Cali Maxamed Cumar Cali Balcad, ayaa maanta qaabilay wefdi ka...

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026
0

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ayaa galabta kormeeray Tuulada Cayaaraha Dalka ee Stadio Muqdisho oo ka mid...

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha la doortay ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shir amni oo lagu...

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta sameynaya taariikh cusub, maadaama ay markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In