Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaalida dalka Netherland oo banaan bax ka dhan ah Itoobiya ka dhigay afaafka hore ee Maxkamadda ICJ

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Soomaalida dalka Netherland oo banaan bax ka dhan ah Itoobiya ka dhigay afaafka hore ee Maxkamadda ICJ
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Soomaalida ku nool dalka Netherland ayaa afaafka hore ee Maxkamadda Cadaaladda Adduunka magaalada Hague ee dalka Netherland ka dhigay banaan bax ay kaga soo horjeedaan heshiiska badda ee ay 1dii bisha Janaayo kala saxiixdeen Maamulka Somaliland iyo Xukuumadda Addis-ababa, kaasi oo xadgudub ku ah madax-banaanida iyo Qaranimada Soomaaliya.

Banaan baxan oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Netherland ayaa waxa ay wateen boorar ay ku qornaayeen hal ku dhigyo ay kaga soo horjeedaan Damaca gurracan Itoobiya ay ku dooneyso Baddeena, ayna ku taageereen go’aankii dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay ku burisay heshiis beenaadka.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Cabdiqaadir Cali oo ah Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Netherland ayaa u sheegay Radio Muqdisho in ujeedka ay u qabteen banaan baxan uu yahay in ay kaga soo horeedaan heshiis beenaadka, islamarkaana Soomaalida Netherland ay taageersanyihiin dadaalka mas’uuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan difaacidda qadiyadda baddeenna.

Previous Post

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacay Kuntuwaareey

Next Post

Dawladda Soomaaliya oo si kulul u canbaareysay ficilka lagula kacay wafdiga Madaxwaynaha JFS ee Addis Ababa ku sugan

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dawladda Soomaaliya oo si kulul u canbaareysay ficilka lagula kacay wafdiga Madaxwaynaha JFS ee Addis Ababa ku sugan

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In