Tuesday, April 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Labada Gole oo markale ka dooday wax ka badalka Dastuurka KMG “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada Labada Gole oo markale ka dooday wax ka badalka Dastuurka KMG “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka Sare oo ay wehliyaan Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad ee golaha shacabka yo ku-Xigeenka 2aad ee Aqal Sare Mudane Cabdullaahi Cali xirsi (Timacadde ) ayaa ka qayb galay kulanka wadajirka ah ee Labada aqal ee Baarlamaanka 11aad.

Ajandaha Kulanka Maanta ayaa ahaa.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

April 27, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay hoggaanka Sare ee kooxda ASYAD

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay hoggaanka Sare ee kooxda ASYAD

April 27, 2026

1) Dhammeystirka ka doodista soo-jeedimaha wax-kabadalka Dastuurka.

CUTUBKA 1-aad: Baaqa Jamhuuriyadda• QODOBKA 1aad ilaa 9-aad.

Xildhibaannada Baarlamaanka labada Aqal ayaa ka dooday in wax ka bedel lagu sameeyo qodobada qaar, waxayna sidoo kale Xildhibaannadu ka doodeen, Saraynta sharciga ku dhaqanka Diinta Islaamka Xuquuqda Muwaadinka, Meeqaamka Caasimada dalka, Qoondada Haweenka, Astaanta Qaranka iyo Jinsiyada Muwaadinka, ilaalinta xuduudaha Dalka.

Fadhiga Golaha oo wakhti badan qaatey waxa goob joog ahaa Bulshada Raydka, Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed iyo Aqoonyahano kuwaas oo dhageysanayay doodda Xildhibaannada iyo talo soo jeedinta Qodobada qaar ee u baahan wax ka bedelka Dastuurka KMG ah.

Previous Post

Dawladda Soomaaliya oo si kulul u canbaareysay ficilka lagula kacay wafdiga Madaxwaynaha JFS ee Addis Ababa ku sugan

Next Post

Somalia condemns the provocative attempt by Ethiopian government

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Somalia condemns the provocative attempt by Ethiopian government

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

April 27, 2026
0

Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan kordhinta muddada kama-dambeysta ah ee soo gudbinta liisaska musharaxiinta...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay hoggaanka Sare ee kooxda ASYAD

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay hoggaanka Sare ee kooxda ASYAD

April 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa magaalada Muscat ee Dalka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Gaadiidka Cumaan 

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Gaadiidka Cumaan 

April 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muscat...

Sawirro: Kulan lagu heshiisiiyey beelo walaalo ah oo ku dagaalay Mudug ayaa lagu qabtay Muqdisho

Sawirro: Kulan lagu heshiisiiyey beelo walaalo ah oo ku dagaalay Mudug ayaa lagu qabtay Muqdisho

April 26, 2026
0

26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In