Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Fowsiyo oo shaacisay inay u tartamayso xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Fowsiyo oo shaacisay inay u tartamayso xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay tahay murashax u taagan xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, oo doorashadiisa la qaban doono 25-ka Febraayo ee sanadka soo socda.

Marwo Fowsiyo, ayaa ku nuux-nuuxsatay muhiimadda uu Soomaaliya u leeyahay xilkan, iyadoo xustay in qofka xilkan qabta uu faa’iido u horseedi karo dalka iyo guud ahaan qaaradda Afrika.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Batroolka XFS oo maanta hortagay Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka Sare

Wasiirka Wasaaradda Batroolka XFS oo maanta hortagay Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka Sare

August 15, 2026
Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka XFS oo u hambalyaysay gabdhaha kaalmaha hore u galay Imtixaanka Qaranka

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka XFS oo u hambalyaysay gabdhaha kaalmaha hore u galay Imtixaanka Qaranka

August 15, 2026

Waxay intaas ku dartay: “Soomaaliya waxay isku dayday inay jagadan hesho 1970-meeyadii, laakiin kuma aysan guuleysan, weligeedna ma qaban, balse markaan waxaa guddoonka leh bariga, waxaana ka sharaxan annaga iyo Kenya.”

Xildhibaan Foosiya ayaa hadalkeeda ku soo gebegabeysay in Soomaaliya fursad aad u sarreysa ay u leedahay hanashada xilkan haddii lagu bixiyo dadaal ku filan.

Previous Post

Raiisul Wasaare Xamse oo daah furay Ardaaga Casriyeynta Dowladnimada “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka barnaamijka cunnada adduunka ee Soomaaliya

Next Post
Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka barnaamijka cunnada adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka barnaamijka cunnada adduunka ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Batroolka XFS oo maanta hortagay Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka Sare

Wasiirka Wasaaradda Batroolka XFS oo maanta hortagay Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka Sare

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo...

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka XFS oo u hambalyaysay gabdhaha kaalmaha hore u galay Imtixaanka Qaranka

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka XFS oo u hambalyaysay gabdhaha kaalmaha hore u galay Imtixaanka Qaranka

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa si weyn ugu hambalyeysay gabdhaha Soomaaliyeed...

Dowladda Soomaaliya oo damaanad qaadday arday kaalmaha hore u galay Imtixaanka Qaranka

Dowladda Soomaaliya oo damaanad qaadday arday kaalmaha hore u galay Imtixaanka Qaranka

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay saddexda arday ee kaalmaha...

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In