Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo si rasmi ah xilka ula wareegay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo si rasmi ah xilka ula wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad kooban oo lagu qabtay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo ay goobjoog ka aheeyeen Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Xirsi Gaani, Agaasimeyaasha, la-taliyeyaasha iyo howlwadeennada xafiiska ayuu si rasmi ah xilka ugula wareegay Kamaal Guutaale oo dhawaan uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.

Xoghayaha cusub oo munaasabadda ka hadlay ayaa ballan qaaday in uu la imaan doono hufnaan shaqo, isla markaana uu dardargelin doonno howlaha uu Qaranka Soomaaliyeed u hayo xafiisku, isaga oo codsaday in si dhow loola shaqeeyo.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

Sidoo kale, waxa uu Xoghayihii hore ee xilka wareejiyey Maxamed Abuukar Subeer, ayaa uga mahadceliyey howlwadeennada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha sidii wanaagsanayd ee ay ula shaqeeyeen muddadii uu xilka hayey, waxuuna Xoghayaha cusub ee xilka ku wareejiyay u rajeeyey in Alle u fududeeyo howsha baaxadda leh ee hortaalla.

Previous Post

Raashiin gargaar ah oo ka timid Imaaraadka oo laga qeybiyay Xamar weyne “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In