Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Caafimaadka XFS oo Tanzania kaga qeybgalay shirka horumarinta Siyaasadda Caafimaadka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxda Caafimaadka XFS oo Tanzania kaga qeybgalay shirka horumarinta Siyaasadda Caafimaadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulaale ayaa magaalada Zanzibar ee Dalka Tanzania uga qaybgalay shirka Madaxda Afrika ee horumarinta siyaasadda caafimaadka.

Shirka oo socday muddo labo cisho ah waxaa ka qaybgalay Madaxda Wasaaradaha Caafimaadka ee Afrika, kaas oo looga hadlay iskaashiga horumarinta Arrimaha caafimaadka iyo latacaalidda cudurada faafa ee isaga kala gudba xuduudaha.

Related posts

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026

Wasiir Ku-xigeenka ayaa sheegay in kulanka u qabsoomay Wasiirada caafimaadka Afrika uu ahaa  mid muhiim ah, gaar ahaan wadaagidda khibradda, warbixinada iyo cilmi baarisyada caafimaadka.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulaale ayaa xusay in waqtiyada soo socda ay fududaan doonto dajinta mashaariicda guud ee ku aadan helitaanka iyo horumarinta adeeggga Caafimaadka.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeer ku tegay Degmada Xarardheere

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo daahfuray afur wadareedka sanadlaha ah “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo daahfuray afur wadareedka sanadlaha ah “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo daahfuray afur wadareedka sanadlaha ah “SAWIRRO”

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka....

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Somalia Reaffirms Economic Diplomacy at India-Arab Summit

January 31, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In