Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir oo dil ku xakuntay Sayid-Cali

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir oo dil ku xakuntay Sayid-Cali
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka kiiska Sayid-Cali Macalin Daa’uud iyadoo ku xukuntay dil toogasho ah.

Maxkamadda ayaa Axaddii soo gabagabeysay dhageysiga kiiskan, waxaana hore Maxkamadda gobolka Banaadir ay lixdii Maarso dil toogasho ah ugu xukuntay Sayid Cali Macallin Daa’uud, kaas oo ay racfaan ka qaateen qareennadiisa.

Related posts

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha

August 6, 2026
Golaha Wasiirradao oo ka hadlay geeddi-socodka sameynta Baasaboorka Soomaaliya ee Jiilka Saddexaad

Golaha Wasiirradao oo ka hadlay geeddi-socodka sameynta Baasaboorka Soomaaliya ee Jiilka Saddexaad

August 6, 2026

Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir Siciid Cali Maxamed oo daliishanaya caddaymaha kiiskan iyo aayadaha kusoo arooray dilka bareerka ah ee uu geysto qofka qaan gaarka ah ayaa ku dhowaaqay go’aanka Maxkamadda oo ah in dil toogasho ah lagu fuliyo Sayid Cali kaas oo ah qisaasta Allaha u naxariistee Luul Cabdi Casiis.

Previous Post

Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Next Post

Wasiir Roobow oo sheegay in hoos loo dhigay lacagihii ay bixin jireen Xujeyda Soomaaliyeed

Next Post
Wasiir Roobow oo sheegay in hoos loo dhigay lacagihii ay bixin jireen Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiir Roobow oo sheegay in hoos loo dhigay lacagihii ay bixin jireen Xujeyda Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha

August 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...

Golaha Wasiirradao oo ka hadlay geeddi-socodka sameynta Baasaboorka Soomaaliya ee Jiilka Saddexaad

Golaha Wasiirradao oo ka hadlay geeddi-socodka sameynta Baasaboorka Soomaaliya ee Jiilka Saddexaad

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar...

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In