Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulada Galmudug iyo Puntland oo heshiis kala dhex dhigay beelo dagaallamay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Maamulada Galmudug iyo Puntland oo heshiis kala dhex dhigay beelo dagaallamay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ku guuleeystay in Ciidamo isku dhaf ah ay kala dhax dhigaan Maleeshiyo beeleedyo colaad ku dhexmaray Gobalka Mudug.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyay in Maleeshiyo Bèeleedkii ku dagaalamay deegaannada Galbeedka Gobalka Mudug la kala geeyo Dagmooyinka Goldogob iyo Bandiiradleey sidoo kala labada Maamul Madax ka socata ay maalinta berri ah ay si wadajir ah kormeer ugu sameeyaan goobaha Maleeshiyaadka laga qaado si loo hubiyo dhaqan galka Kala qaadista Maleeshiyaadka

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuuney

March 29, 2026

Marka la xaqiijiyo Dhaqanka heshiiska Hordhaca ah ee Xabad joojinta iyo kala qaadista Maleeshiyaadka kadib in loo gudbo dhameystirka Heshiiska.

Shir balaarana oo looga wada hadlayo xal gaarista sababaha soo celceliya Colaadda iyo Dirirta uu ka furmo Magaalada Gaalkacyo maalinimada isniinta haddii aysan imaan Culeysyo kale

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Dowlad Goboleedka Puntland Maxamed Faarax iyo Wasiirka Wasaarada Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay in heshiis hor dhac ah laga gaaray dagaalka.

Qorshaha waxaa uu yahay in labada ciidan ee ku dagaalamay meygaagta in caawa ay kala tagaan Goldogob iyo Bandiiradleey si loo xaqiijiyo sii socoshada wada hadalada

Previous Post

Madaxda Hay’adda SoDMA oo ka shiray qorshaha hor-tebinta u leh

Next Post

Akhriso Khudbadda Madaxweynaha ee furitaanka Kalfadhiga 5-aad BFS

Next Post
Akhriso Khudbadda Madaxweynaha ee furitaanka Kalfadhiga 5-aad BFS

Akhriso Khudbadda Madaxweynaha ee furitaanka Kalfadhiga 5-aad BFS

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuuney

March 29, 2026
0

Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo ku guda jira hawlgallada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta, ayaa maanta oo ay taariikhdu...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAAY):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku jabiyay dagaal ay kula galeen agagaraarka Daynuunaay, ee Gobolka Baay, kadib...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In