Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin kormeeray Garoonka Kubadda Cagta ee Cabdulaahi Ciise

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin kormeeray Garoonka Kubadda Cagta ee Cabdulaahi Ciise
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Galmudug Cabdiwahaab Sheekh Abuukar Nuur oo ay wehliyeen Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cabdiraxmaan Maxamed Axmed Guddoomiyaha Xariirka kubadda Cagta Soomaaliyeed Cali Cabdi Maxamed (Cali shiine) Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Galmudug Gudoomiye Ku xigeenka Dagmada Galkacyo Maxamed Cabdi Cilmi iyo xubno ka mida bahda isboortiga Gobalka Mudug ayaa si wadajir u kormeeray Garoonka kubadda Cagta Cabdullaahi Ciise ee Magaalada Gaalkacyo kaa oo ay ka socdaaan dadaalo la doonayo in dhawaan la bilaabo dhismihiisa

Masuuliyiinta Kormeerka ku tagay Garoonka ayaa intii ay ku guda jireen kormeerka waxa warbixin guud ka siiyay xaalada garoonka iyo baahida loo qabo Guddoomiye ku xigeenka dagmada Galkacyo Injineer Maxamed Cabdi Cilmi

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Qaar ka mida Dhallinyaradii ka socatay bahda cayaaraha Gobalka Mudug oo aan wax ka weydiiyay intii lagu guda jiray kormeerka baahida loo qabo dardargalinta dadaalka loogu jiro dhismaha garoonka ayaa uga mahad celiyay Wasaarada Cayaaraha Galmudug iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo uu u horeeyo Guddoomiyaha Xariirka kubadda Cagta Soomaaliyeed Cali Cabdi Maxamed (Cali shiine)

Previous Post

Gollaha Wasiirrada koofur Galbeed oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xakamaynta Hubka Yar Yar

Next Post

Arday u fadhiisatay imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo dhiirigelin loo sameeyey

Next Post
Arday u fadhiisatay imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo dhiirigelin loo sameeyey

Arday u fadhiisatay imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo dhiirigelin loo sameeyey

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In