Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Arrimaha Bini’aadannimo ee Galmudug oo ka furmay Magaalada Gaalkacyo

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Shirka Arrimaha Bini’aadannimo ee Galmudug oo ka furmay Magaalada Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Madasha Xiriirinta Arrimaha Bini’aadannimo ee Galmudug oo ay soo Agaasintay Wasaaradda Gargaarka iyo ka hortaga Masiibooyinka Galmudug, isla markaana ah shir saxdii biloodba mar la qabto, ayaa maanta ka furmay magaalada Galkacyo

Shirkaan oo uu shir guddoominayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Galmudug Maxamed Cabdullaahi Cali, ayaa waxaa kasoo qeyb galay Saraakiil ka socatay Hay’addaha Qaramada Midoobay,Mas’uuliyiin ka tirsan Gobalka Mudug iyo kan dagmada Gaalkacyo Iyo howlwadeeno ka socday Wasaaradaha kala duwan ee Galmudug.

Related posts

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026

Shirkaan ayaa laga soo jeediyay Warbixino ku aadan Xaaladaha ka jira Galmudug iyo waxyaabihii ka qabsoomay, qodabadii looga hadlay Shirkaan kii ka horeeyay iyo caqabadaha soo kordhay ee u baahan in loo jiheeysto wax ka qabashadooda iyo qorshayaasha la doonayo in laga fuliyo Gobalka Mudug.

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gargaarka Iyo Maareeynta Masiibooyinka Galmudug Maxamed Cabdullaahi Cali oo ay wax ka weydiisay Warbaahinta Qaranka, ayaa ka warbixiyay shirka iyo Ajandaha looga arinsanayo inta uu socdo.

” Ujeedka shirkaan waa inaan la eego,Wixii qabsoomay seddexdii bil ee lasoo dhaafay,iyo waxyaabaha u baahan in la qabto hadda, Waxyaabaha soo kordhay ee u baahan in laga shaqeeyo”.

Previous Post

Wasaarada Gaadiidka Galmudug oo Amar kasoo saartay Aqoonsiga Sharciyada Gaadiidka 

Next Post

Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo u Ambabaxay Magaalada Marka

Next Post
Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo u Ambabaxay Magaalada Marka

Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo u Ambabaxay Magaalada Marka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In