Monday, June 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo booqday xarunta Maamulka Xogta ee Dowladda Shiinaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo booqday xarunta Maamulka Xogta ee Dowladda Shiinaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin Cali (𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶) iyo wefdi uu hoggaaminaayo oo safar shaqo u joogo Magaalada Beijing ee Caasimadda Wadanka Shiinaha ayaa booqday Xarunta Maamulka Xogta ee Dowladda Shiinaha, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Mas’uuliyiinta Xarunta oo Wasiirka warbixin ka siiyey adeegyada ay bixiso iyo kaalinta ay ugu jirto Dowladda Shiinaha.

Xaruntan oo ah tan ugu weyn Shiinaha ayaa waxa ay ka shaqeesaa Xogta Dawladda Shiinaha, la socota kaabayaasha dhaqaalaha ee dawladda, fulinta barnaamijka Qaranka ee elektaroonigga ah, Adeegyada Dhijitaalka, iyo Isku xirka Shabakaddaha guud ahaan Wadankaas.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Soomaaliya mudane Maxamed Soomaali ayaa sheegay in booqashadaan ay ka faa’iideesandoonaan si gaar ah adeegyada dawladda ee dhigitaalka, waxaana meel fiican Wasaaradda u maraayo Geedi socodka fulinta Dowladnimada Danabeeysan iyo Siyaasadda Dhijitaalka loo dhan yahay.

“Xaruntaan wax badan ayaa ka kororsanay, waxaa Sharaf ii ah in Adeegga Dhijitaalka ee danabeesan ay muhiim u tahay fududeenta shaqo maalmeedka loo qabto Bulshada”. Ayuu yiri Wasiir Maxamed Soomaali.

Ugu danbeyn Wasiirka ayaa warbixin guud ka siiyey Mas’uuliyiinta Xaruntaan Halka ay Dowladda Soomaaliya ka mareyso Barnaamijyada Dhijitaalka iyo Adeegga e-government, waxa uuna ugu Mahadceliyay sida maqaamka leh ee loo soo dhaweeyey.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleestay in ay yeelato Sharciga Dhowrista Xogta Qaranka iyo dhismaheeda oo ay ka howlgalaan Shaqaalo u diyaarsan Ilaalinta Xogta Qaranka.

Previous Post

Tiirka Maamul Wanaagga ee Qorshaha Isbedelka Qaranka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo soo xiray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo soo xiray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo soo xiray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgallada lagula dagaallamayo hubka sharci-darrada...

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adaha Amniga Caasimadda waxay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Degmada Cabdicasiis iyo xaafadda Marinaayo, ku wargelinayaan in...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Ā© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Ā© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In