Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka ee BJFS oo ka shiray howlaha hortebinta u leh

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka ee BJFS oo ka shiray howlaha hortebinta u leh
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ee ay u xilsaaranyihiin ayaa maanta shir ku yeeshay xafiiskooda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka oo uu shir guddoominayey guddoomiyaha guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurk ee BJFS Xildhibaan Xuseen Qaasim Yuusuf (Iidow) , ayaa ajandihiisu ahaa dejinta qorshe howleedka guddiga ee ku aaddan kalfadhiga 5-aad ee BFS iyo dib u eegista cutubyada 𝟓-𝐚𝐚𝐝 ilaa 𝟗-𝐚𝐚𝐝 ee Dastuurka KMG oo ay guddigu horay ugu direen guddiga madaxa-bannaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka, si ay ugu soo sameeyaan dib u eegis ugana dhigaan luuqad Dastuur.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Howshaan ee uu guddigu ku guda jiro, isla markaana la marayo wajigii latashiyada dadweynaha ayaa dhowaan waxaa soo dhammaanaya qabyo qoraalkeeda koowaad.

Previous Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Xakameynta Kimikooyinka Beeraha

Next Post

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ku guuleystay shahaadooyin caalami ah

Next Post
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ku guuleystay shahaadooyin caalami ah

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ku guuleystay shahaadooyin caalami ah

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In